Matayos 13:29 - Kitaabka Quduuska Ah29 Wuxuuse ku yidhi, Maya, waaba intaas oo goortaad gocondhada ururinaysaan aad sarreenka la rurujisaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Wuxuuse ku yidhi, Maya, waaba intaas oo goortaad gocondhada ururinaysaan aad sarreenka la rurujisaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub29 “Markaas ayuu ugu jawaabay, ‘Maya ha jarina waayo waxaa laga yaabaa markaad gocondhada jaraysaan, inaad sarreenkana xididka u jartaan. Viz kapitola |