Matayos 13:17 - Kitaabka Quduuska Ah17 Runtii waxaan idinku leeyahay, Nebiyo badan iyo niman xaq ah ayaa doonay inay arkaan waxaad aragtaan, mana arkin, iyo inay maqlaan waxaad maqashaan, mana ay maqlin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Runtii waxaan idinku leeyahay, Nebiyo badan iyo niman xaq ah ayaa doonay inay arkaan waxaad aragtaan, mana arkin, iyo inay maqlaan waxaad maqashaan, mana ay maqlin. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub17 Runtii waxaan idin ku leeyahay, nebiyo badan iyo dad xaq ah ayaa rabay iney arkaan oo maqlaan waxa aad aragtaan oo aad maqashaan, laakiin uma suurta galin. Viz kapitola |