Matayos 13:15 - Kitaabka Quduuska Ah15 Waayo, dadkan qalbigoodu waa qallafsanaaday, Oo dhib bay dhegahooda wax ugu maqlaan, Indhahoodana way isku qabteen; Si aanay indhaha wax ugu arkin, Oo dhegaha wax ugu maqlin, Oo qalbiga wax ugu garan, Si aanay u soo noqon, Oo aanan u bogsiin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Waayo, dadkan qalbigoodu waa qallafsanaaday, Oo dhib bay dhegahooda wax ugu maqlaan, Indhahoodana way isku qabteen; Si aanay indhaha wax ugu arkin, Oo dhegaha wax ugu maqlin, Oo qalbiga wax ugu garan, Si aanay u soo noqon, Oo aanan u bogsiin. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub15 Waayo dadkan qalbiyadoodu wey adkaadeen, dhagahoodu wax ma maqlaan, indhahoodana wey dabooleen. Haddeysan sidaa ahayn indhahooda ayey wax ku arki lahaayeen, dhagahoodana waxbey ku maqli lahaayeen, qalbiyadoodana waxbey ku fahmi lahaayeen weyna ii soo noqon lahaayeen oo waan bogsiin lahaa.’ Viz kapitola |