Matayos 11:27 - Kitaabka Quduuska Ah27 Aabbahay wax walbaba waa ii dhiibay; oo ninna Wiilka garan maayo Aabbaha maahee, oo ninna Aabbaha garan maayo Wiilka maahee iyo kii Wiilku doonayo inuu u muujiyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Aabbahay wax walbaba waa ii dhiibay; oo ninna Wiilka garan maayo Aabbaha maahee, oo ninna Aabbaha garan maayo Wiilka maahee iyo kii Wiilku doonayo inuu u muujiyo. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub27 “Aabahay ayaa wax walba i siiyay. Cidna ma garaneyso Wiilka Aabaha maahee, sidoo kalana cidna ma garaneyso Aabaha Wiilka iyo kuwii uu doorto inuu u muujiyo maahee. Viz kapitola |