Matayos 11:20 - Kitaabka Quduuska Ah20 Dabadeed wuxuu bilaabay inuu canaanto magaalooyinkii uu shuqulladiisa xoogga leh badidooda ku dhex sameeyey, waayo, ma ay toobadkeenin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Dabadeed wuxuu bilaabay inuu canaanto magaalooyinkii uu shuqulladiisa xoogga leh badidooda ku dhex sameeyey, waayo, ma ay toobad keenin. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub20 Dadkii daganaa magaalooyinkii uu Ciise ka sameeyay mucjisooyinkiisii ugu badnaa wey diideen iney Illaahey u toobadkeenaan, sidaa darteed Ciise aad ayuu uga xumaaday wuxuuna yiri, Viz kapitola |