Matayos 11:1 - Kitaabka Quduuska Ah1 Goortii Ciise amarkiisa u dhammeeyey laba iyo tobankii xertiisa ahaa, waxaa dhacay inuu meeshaas ka noqday inuu magaalooyinkooda wax ku baro oo ku wacdiyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Goortii Ciise amarkiisa u dhammeeyey laba iyo tobankii xertiisa ahaa, waxaa dhacay inuu meeshaas ka noqday inuu magaalooyinkooda wax ku baro oo ku wacdiyo. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Markii uu Ciise dhameeyay la dardaarankii xertiisa, halkaas wuu ka tagay wuxuuna aaday magaalooyinkii meeshaas u dhawaa isaga oo wacdinaya waxna baraya. Viz kapitola |