Online Bible

- Reklamy -

Matayos 10:8 - Kitaabka Quduuska Ah

8 Kuwa bukana bogsiiya, kuwii dhintayna sara kiciya, kuwa baraska lehna nadiifiya, jinniyadana saara, hadiyad ahaan baad ku hesheen ee hadiyad ahaanna ku siiya.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Kuwa bukana bogsiiya, kuwii dhintayna sara kiciya, kuwa baraska lehna nadiifiya, jinniyadana saara, hadiyad ahaan baad ku hesheen ee hadiyad ahaanna ku siiya.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Dadka xanuusan bogsiiya, kuwa dhintay soo sarakiciya, kuwa baraska qaba bogsiiya, ruuxyada wasakhda leh saara. Lacag la’aan ayaad ku hesheen ee lacag la’aan ku bixiya.

Viz kapitola kopírovat

Matayos 10:8

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy