Matayos 10:23 - Kitaabka Quduuska Ah23 Laakiin goortay magaaladan idinku silciyaan, tan kale u carara, waayo, runtii waxaan idinku leeyahay, Magaalooyinka Israa'iil ma wada gaadhi doontaan ilaa Wiilka Aadanahu yimaado. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Laakiin goortay magaaladan idinku silciyaan, tan kale u carara, waayo, runtii waxaan idinku leeyahay, Magaalooyinka Israa'iil ma wada gaadhi doontaan ilaa Wiilka Aadanahu yimaado. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub23 Markii meel la idin ku silciyo meel kale u carara. Runtii waxaan idin ku leeyahay, inta eydan magaalooyinka Israa’iil wada tagin ayuu Wiilka Aadanahu imaan doonaa. Viz kapitola |