Matayos 10:19 - Kitaabka Quduuska Ah19 Laakiin goortay idin gacangeliyaan, ha ka welwelina sidaad u hadli doontaan ama waxaad ku hadli doontaan, waayo, waxaad ku hadli doontaan ayaa saacaddaas laydin siin doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Laakiin goortay idin gacangeliyaan, ha ka welwelina sidaad u hadli doontaan ama waxaad ku hadli doontaan, waayo, waxaad ku hadli doontaan ayaa saacaddaas laydin siin doonaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub19 Laakiin markey idin qabtaan, ha ka welwelina waxaad dhihi lahaydeen ama sidaad u dhihi lahaydeen. Waqtigaas ayaa la idin siin doonaa waxaad dhahdaan, Viz kapitola |