Online Bible

- Reklamy -

Markos 9:50 - Kitaabka Quduuska Ah

50 Cusbadu waa wanaagsan tahay, laakiin cusbadu hadday dhadhan beesho, maxaad wax ku cusbaynaysaan? Cusbo isku lahaada, nabadna isu ahaada.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

50 Cusbadu waa wanaagsan tahay, laakiin cusbadu hadday dhadhan beesho, maxaad wax ku cusbaynaysaan? Cusbo isku lahaada, nabadna isu ahaada.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

50 U̱sba wa fia̱n tahay, ilowse hadeyan ḋananeyn u̱sbada, sidee bad uḋananeyneysan. U̱sba kuyesha gudahina, idinkana iskulafaḋiya nabad.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

50 “Cusbadu wey fiican tahay balse haddii ey dhadhan beesho, sidee ayaad dhanaan uga dhigi kartaa mar kale? Dhexdiina dhadhan ku lahaada, nabadna ku noolaada.”

Viz kapitola kopírovat

Markos 9:50

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy