Online Bible

- Reklamy -




Markos 9:33 - Kitaabka Quduuska Ah

33 Markaasuu yimid Kafarna'um, oo intuu gurigii joogay ayuu weyddiiyey, Maxaad ka wada hadlayseen intaad jidka ku soo socoteen?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

33 Markaasuu yimid Kafarna'um, oo intuu gurigii joogay ayuu weyddiiyey, Maxaad ka wada hadlayseen intaad jidka ku soo socoteen?

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

33 Waẖay garen Kapernaum; kolku kujirey aghalka, wa uwarsadey: Maẖad kumurmeysen jidka?

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

33 Waxeyna yimaadeen Kafarna’um. Markey guriga soo galeen ayuu iyaga weydiiyay, “Maxaad ka hadleyseen markaan jidka soo soconay?”

Viz kapitola kopírovat




Markos 9:33

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy