Markos 9:14 - Kitaabka Quduuska Ah14 Markay xertii u yimaadeen, waxay arkeen dad faro badan oo la jooga. Culimmaduna wax bay weyddiinayeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markay xertii u yimaadeen, waxay arkeen dad faro badan oo la jooga. Culimaduna wax bay weyddiinayeen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)14 Gortu uimadey asaẖab tisa, waẖu arkey makhlugh badan okuwaregsaden, iyo kuwi fartayaghan way lamurmayen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 Markey Ciise iyo saddexdii xertiisa ka mid ahayd kasoo degteen buurta waxey u yimaadeen xertii kale, oo waxey arkeen xertii oo dad badan kusoo ag urureen, macalimiinta sharcigana la doodayaan. Viz kapitola |