Online Bible

- Reklamy -

Markos 8:35 - Kitaabka Quduuska Ah

35 Kan doonaya inuu naftiisa badbaadiyo, waa lumin doonaa, laakiin kan naftiisa u lumiya aawaday iyo injiilka aawadii, kaasaa badbaadin doona.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Kan doonaya inuu naftiisa badbaadiyo, waa lumin doonaa, laakiin kan naftiisa u lumiya aawaday iyo injiilka aawadii, kaasaa badbaadin doona.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

35 Sababti ninki raba inu fakiyo naf tisa, kas wa ḋuminaya; ninki uḋumiyana nolo shisa daradeyda iyo daradi anjil, kas ba fakinaya.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Waayo qof walboo naftiisa badbaadin raba wuu luminayaa, laakiin qof walboo naftiisa u lumiya aniga dartey iyo warka wanaagsan dartiis wuu badbaadi doonaa.

Viz kapitola kopírovat

Markos 8:35

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy