Online Bible

- Reklamy -

Markos 8:34 - Kitaabka Quduuska Ah

34 Goortaasuu dadkii badnaa u yeedhay iyo xertiisiiba oo wuxuu ku yidhi, Mid uun hadduu doonayo inuu iga daba yimaado, ha dayriyo doonistiisa, iskutallaabtiisana ha soo qaato oo ha i soo raaco.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

34 Waẖu uyerey makhlugha iyo asaẖab tisa, waẖu kuyiri: Ki raba inu irao̱, ha is dido naf tisa, ha sarto stalab tisa ha irao̱.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Kadib Ciise wuxuu iskugu yeeray dadkii badnaa iyo xertiisi oo ku yiri, “Mid walboo xerteyda noqon raba waa inuu is nacaa oo iskutallaabtiisa soo qaataa oona isoo raacaa.

Viz kapitola kopírovat

Markos 8:34

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy