Markos 8:31 - Kitaabka Quduuska Ah31 Kolkaasuu bilaabay inuu baro inay waajib ugu tahay Wiilka Aadanahu inuu wax badan ku xanuunsado, oo ay waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimmadu diidaan, oo la dilo, oo saddex maalmood dabadeed uu soo sara kaco. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 Kolkaasuu bilaabay inuu baro inay waajib ugu tahay Wiilka Aadanahu inuu wax badan ku xanuunsado, oo ay waayeellada iyo wadaaddada sare iyo culimadu diidaan, oo la dilo, oo saddex maalmood dabadeed uu soo sara kaco. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)31 Waẖu bilabey inu baro, iney lasim Wilki Aden ad uḋibayan, oyudidayan dugheyda iyo wadadahi waweyna iyo kuwa fartayaghan, wayna dilayan, sedaẖ beri kaba̱dina wa sonolan, waẖu kushegey hadal kas dahir. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub31 Ciise wuxuu bilaabay inuu xertii u sheego in Wiilka Aadanahu in badan silci doono oo odayaasha, gudoomiyayaasha wadaaddada iyo macalimiinta sharciga ey diidi doonaan. Waana la dili doonaa oo maalinta saddexaadna wuu soo sarakici doonaa. Viz kapitola |