Markos 8:27 - Kitaabka Quduuska Ah27 Markaasaa Ciise iyo xertiisii waxay tageen oo galeen tuulooyinka Kaysariya Filibos. Xertiisii ayuu jidka ku weyddiiyey, oo wuxuu ku yidhi, Dadku yay igu sheegaan? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Markaasaa Ciise iyo xertiisii waxay tageen oo galeen tuulooyinka Kaysariya Filibos. Xertiisii ayuu jidka ku weyddiiyey, oo wuxuu ku yidhi, Dadku yay igu sheegaan? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)27 Yesu waẖu ulakae̱y asaẖab tisa tan iyo buloyinki Kaysariyadi Filipo, jidku kuwarsadey asaẖab tisa, waẖu kujiri: Dadka yey igushegan aniga? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub27 Ciise iyo xertiisi waxey tageen tuulooyin u dhaw magaalada Kaysariya Filibos. Markey sii socdeen ayuu iyaga weydiiyay, “Dadku yey igu sheegaan?” Viz kapitola |