Markos 8:19 - Kitaabka Quduuska Ah19 Goortii aan shantii kibsood shantii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Laba iyo toban. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Goortii aan shantii kibsood shantii kun u kala jejebiyey, immisa dambiilood oo jajab ka buuxa ayaad soo ururiseen? Waxay ku yidhaahdeen, Laba iyo toban. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Kolkan jebjebshey shanti kibsod, onsiyey shanti kun, megha dembila ba kabuẖsamen jabjabki ad ghaden? Waẖay kuḋehen: Laba iyo toban. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub19 Markaan shantii kibis u kala googooyay shanta kun oo qof meeqa dambiil oo jajab ka buuxo ayaad ururiseen?” Waxey ku jawaabeen, “Laba iyo toban.” Viz kapitola |