Markos 8:15 - Kitaabka Quduuska Ah15 Markaasuu wuxuu ku amray, oo ku yidhi, Iska eega oo iska jira khamiirka Farrisiinta iyo khamiirka Herodos. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Markaasuu wuxuu ku amray, oo ku yidhi, Iska eega oo iska jira khamiirka Farrisiinta iyo khamiirka Herodos. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)15 Wa amrey, waẖu ḋehey: Firiya, iskaogada khamirki farisayalka iyo khamirki Herode. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub15 Kadib Ciise ayaa canaantay oo ku yiri, “Iska jira, oo iska ilaaliya khamiirka Farrisiinta iyo Herodos.” Viz kapitola |