Markos 6:47 - Kitaabka Quduuska Ah47 Goortii makhribkii la gaadhay, doonnidii waxay joogtay badda dhexdeeda, isaguna keligiis ayuu dhulka joogay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH47 Goortii makhribkii la gaadhay, doonnidii waxay joogtay badda dhexdeeda, isaguna keligiis ayuu dhulka joogay. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)47 Kolkey eheyd makhrib, donida waẖay jogtey bada kalabarkedha, asaga keligisa ba jogey ḋulka. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub47 Habeenkaas waqtiga dambe doontu waxey ku sugnayd warta bartankeeda, oo isaguna kaligiis ayuu joogay dhulka. Viz kapitola |