Markos 6:15 - Kitaabka Quduuska Ah15 Laakiin qaar kale waxay yidhaahdeen, Waa Eliyaas; qaar kalena waxay yidhaahdeen, Waa nebi, nebiyada kale la mid ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Laakiin qaar kale waxay yidhaahdeen, Waa Eliyaas; qaar kalena waxay yidhaahdeen, Waa nebi, nebiyada kale la mid ah. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)15 Ghar waẖay ḋehen: Wa Eliya, gharna waẖay ḋehen: Wa nebi ama nebiyalka midkodha. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub15 Laakiin kuwa kalana waxey dheheen, “Waa Eliyaas, qaarna waxey dhaheen waa nebi nebiyadii hore ka mid ah.” Viz kapitola |