Markos 5:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 Markaasuu cod weyn ku qayliyey oo ku yidhi, Maxaa inoo dhexeeya, Ciisow adigoo ah Wiilka Ilaaha sarow? Ilaah baan kugu dhaarinayaa, Ha i silcin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Markaasuu cod weyn ku qayliyey oo ku yidhi, Maxaa inoo dhexeeya, Ciisow adigoo ah Wiilka Ilaaha sarow? Ilaah baan kugu dhaarinayaa, Ha i silcin. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Waẖu kuḋawaghey o̱d weyn, waẖu yiri: Maẖan kaghaba adiga Yesu, Wilki Ilaha kor jira. Wan kuguḋarinaya Ilahey, ha iḋibin. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Markaas ayuu cod dheer ku qayliyay oo yiri, “Maxaad iga rabtaa, Ciisow, Wiilka Illaaha ugu Sareeyow? Ballan magaca Illaahey iiga qaad in aadan i ciqaabin!” Viz kapitola |