Online Bible

- Reklamy -

Markos 5:23 - Kitaabka Quduuska Ah

23 oo aad buu u baryay oo ku yidhi, Gabadhaydii yarayd waa sakaraad. Waan ku baryayaa, kaalay oo gacmahaaga saar inay bogsato oo noolaato.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

23 oo aad buu u baryay oo ku yidhi, Gabadhaydii yarayd waa sakaraad. Waan ku baryayaa, kaalay oo gacmahaaga saar inay bogsato oo noolaato.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

23 ad bu ubaryey, waẖu ḋehey: Geber teyda yar wa sakrad. Wan kutugaya: Kaley, sar gaa̱maha, ha bogsate eyadana waynolaneysa.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

23 Aad ayuu uga baryay isaga oo leh, “Gabadheydi waa sakaraad ee fadlan kaalay oo gacantaada saar si ey u bogsato oo ey u noolaato.”

Viz kapitola kopírovat

Markos 5:23

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy