Markos 5:22 - Kitaabka Quduuska Ah22 Waxaa u yimid taliyayaasha sunagogga midkood ee Yayros la odhan jiray, oo markuu arkay, cagihiisa ayuu isku riday, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Waxaa u yimid taliyayaasha sunagogga midkood ee Yayros la odhan jiray, oo markuu arkay, cagihiisa ayuu isku riday, Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 Firi, waẖa yimid kuwi uweyna sunaguga mid kodha maga i̱sa Yairo; kolku arkey, waẖu kuḋae̱y luga hisa, Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub22 Kadibna nin hogaamiye sunagogga ka ahaa oo magaciisuna yahay Yayros ayaa yimaaday, markii uu Ciise arkay ayuu lugahiisi ku dhacay. Viz kapitola |