Online Bible

- Reklamy -




Markos 5:15 - Kitaabka Quduuska Ah

15 Markaasay u yimaadeen Ciise, oo waxay arkeen jinnoolihii isagoo fadhiya oo dhar sita oo miyir qaba, wayna baqeen.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 Markaasay u yimaadeen Ciise, oo waxay arkeen jinnoolihii isagoo fadhiya oo dhar sita oo miyir qaba, wayna baqeen.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

15 Waẖay uimaden Yesu, waẖay arken ninki jiniga ghabey ofaḋiya oguntan onaaghli leh, asagi ghabey Legion, ayakana way a̱bsaden.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 Markii dadkii Ciise u yimaadeenna waxey arkeen ninkii ruuxyada wasakhda leh qabi jiray oo fadhiya, isaga oo caqligiisu fiicanyahay oo dhar fiican qaba, aad ayeyna u cabsadeen.

Viz kapitola kopírovat




Markos 5:15

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy