Markos 4:17 - Kitaabka Quduuska Ah17 xididse isagu ma leh, laakiin wakhti yar bay sii jiraan, markii dambe goortii dhib ama silac u dhoco hadalka aawadiis, markiiba way ka xumaadaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 xididse isagu ma leh, laakiin wakhti yar bay sii jiraan, markii dambe goortii dhib ama silac u dhoco hadalka aawadiis, markiiba way ka xumaadaan. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)17 kumana eylaha ẖidida ghalbi godha, ilowse waẖay faḋiyan a̱bar, kaba̱di, kolkey noghoto ḋib ama eris hadalka dara disa, marko way neba̱dan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub17 Laakiin iimaankooda oo aan sal adag lahayn dartiis, waxey sii jiraan waqti yar. Markii dhib iyo silac yimaado ereyga dartiisna, isla markiiba iimaanka wey ka laabtaan. Viz kapitola |