Online Bible

- Reklamy -




Markos 4:13 - Kitaabka Quduuska Ah

13 Wuxuuna iyaga ku yidhi, Miyaydnaan masaalkan garanaynin? Sidee baad masaalladii oo dhan u garan doontaan?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Wuxuuna iyaga ku yidhi, Miyaydnaan masaalkan garanaynin? Sidee baad masaalladii oo dhan u garan doontaan?

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

13 Waẖu kuyiri: Sow makaseysan mahmahda tan? Mahmahdo ḋan sidee bad ugaraneysan?

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Markaas ayaa Ciise iyaga ku yiri, “Haddii eydan tusaalahaan fahmin, sidee ayaad tusaale kale ku fahmi doontaan?

Viz kapitola kopírovat




Markos 4:13

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy