Online Bible

- Reklamy -




Markos 3:4 - Kitaabka Quduuska Ah

4 Oo wuxuu iyaga ku yidhi, Sabtida ma xalaal baa in wanaag la falo ama shar; in naf la badbaadiyo ama la dilo? Laakiin way iska aamuseen.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

4 Oo wuxuu iyaga ku yidhi, Sabtida ma xalaal baa in wanaag la falo ama shar; in naf la badbaadiyo ama la dilo? Laakiin way iska aamuseen.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

4 Asagana waẖu kuyiri: Ma ẖalalba beriga sabato in lasubiyo waẖ fia̱n mase in lasubiyo waẖ ẖun, in lafakiyo naf mase in ladilo?

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

4 Kadibna Ciise ayaa iyaga weydiiyay, “Maalinta Sabtida ah sharcigeena muxuu noo ogolaadaa inaan sameyno? In wax wanaagsan la sameeyo ama wax xun, in nolol la badbaadiyo ama in la dilo?” Markaas ayey wada aamuseen.

Viz kapitola kopírovat




Markos 3:4

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy