Markos 3:29 - Kitaabka Quduuska Ah29 laakiin ku alla kii caaya Ruuxa Quduuska ah, weligiis cafiga heli maayo, laakiin wuxuu eed u leeyahay dembi weligiis ah; Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 laakiin ku alla kii caaya Ruuxa Quduuska ah, weligiis cafiga heli maayo, laakiin wuxuu eed u leeyahay dembi weligiis ah; Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)29 ilowse ninki a̱yo Nafta Ghudus ah, la ma a̱finayo tan iyo weligis, ilowse waẖa luguleyahay ẖukunki weligis, sababti waẖay ḋehen: Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub29 laakiin mid walboo caaya Ruuxa Quduuska ah weligiis lama cafin doono, waayo wuxuu ku eedeysanyahay dembi weligiis ah.” Viz kapitola |