Markos 3:27 - Kitaabka Quduuska Ah27 Ninna nin xoog leh gurigiisa ma geli karo inuu alaabtiisa dhaco hadduusan kolkii hore ninka xoogga leh xidhin, goortaasuu gurigiisa dhici doonaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Ninna nin xoog leh gurigiisa ma geli karo inuu alaabtiisa dhaco hadduusan kolkii hore ninka xoogga leh xidhin, goortaasuu gurigiisa dhici doonaa. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)27 Majiro nin geli kara nin ẖog leh aghal kisa inu kaḋao̱ alab tisa, hadusan ẖirin horta ninka ẖog leh, kolkasu kaḋaa̱ya aghal kisa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub27 Ninna nin xoog leh intuu gurigiisa galo alaabtiisa kama dhici karo, marka hore waa inuu ninka xoogga leh xiraa, kadibna guriga dhacaa. Viz kapitola |