Markos 3:22 - Kitaabka Quduuska Ah22 Culimmadii Yeruusaalem ka soo degeenna waxay yidhaahdeen, Wuxuu qabaa Be'elsebul, oo madaxda jinniyada ayuu jinniyada ku saaraa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Culimadii Yeruusaalem ka soo degeenna waxay yidhaahdeen, Wuxuu qabaa Be'elsebul, oo madaxda jinniyada ayuu jinniyada ku saaraa. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 Kuwi fartayaghan okasodegen Yerusalem, waẖay ḋehen: Waẖu ghaba Beelsebul oẖogi ki uweyna jiniyada yu kubiẖiya jiniyada. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub22 Macalimiinta sharciga Muusana waxey ka yimaadeen Yeruusaalem oo waxey yiraahdeen, “Wuxuu ruuxyada wasakhda leh ku saaraa waa awoodda Be’elsebul oo ah amiirka ruuxyada wasakhda leh.” Viz kapitola |