Markos 16:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 Laakiin taga, oo waxaad ku tidhaahdaan xertiisii iyo Butros, Wuu idin hor marayaa ilaa Galili. Halkaasna waad ku arki doontaan, siduu idinku yidhi. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Laakiin taga, oo waxaad ku tidhaahdaan xertiisii iyo Butros, Wuu idin hor marayaa ilaa Galili. Halkaasna waad ku arki doontaan, siduu idinku yidhi. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Ilowse kaa̱, ushega asaẖab tisa iyo Petro inu idinhormarayo Galilaya, ẖagas wad kuarkeysan, sidu idinyiri. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Haddaba taga oo u sheega xertiisa siiba Butros, oo ku dhaha, “Wuxuu idin kaga hor mari doonaa Galili. Halkaas ayaad ku arki doontaan siduu mar hore idiin sheegay.” Viz kapitola |