Markos 15:34 - Kitaabka Quduuska Ah34 Saacaddii sagaalaad Ciise ayaa cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Eloy, Eloy, lama sabakhtani? taasoo micneheedu yahay, Ilaahayow, Ilaahayow, maxaad ii dayrisay? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Saacaddii sagaalaad Ciise ayaa cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Eloy, Eloy, lama sabakhtani? Taasoo micneheedu yahay, Ilaahayow, Ilaahayow, maxaad ii dayrisay? Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)34 Eloi Eloi lama sabakthani? Ma̱na hedha, Ilahayow, Ilahayow, maẖad iḋaftey. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub34 Markii sagaal saac oo galabnimo la joogay ayaa Ciise cod dheer ku yiri, “Eloy, Eloy, lama sabakhtani?” (Taas oo macnaheedu yahay, “Illaaheyow, Illaaheyow, maxaad ii deyrisay?”) Viz kapitola |