Markos 15:22 - Kitaabka Quduuska Ah22 Oo waxay u soo wadeen meel Golgota la odhan jiray, taasoo micneheedu yahay meeshii dhakada. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Oo waxay u soo wadeen meel Golgota la odhan jiray, taasoo micneheedu yahay meeshii dhakada. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 Waẖay uwaden mel loguyero Golgotha, ma̱na hedha, meshi madaẖa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub22 Waxey Ciise keeneen meel la yiraahdo Golgota (taas oo macnaheedu yahay, “Meeshii lafta madaxa”). Viz kapitola |