Markos 13:13 - Kitaabka Quduuska Ah13 Dadka oo dhan ayaa magacayga aawadiis idiin necbaan doona, laakiin kan ilaa ugu dambaysta adkaysta kaasaa badbaadi doona. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Dadka oo dhan ayaa magacayga aawadiis idiin necbaan doona, laakiin kan ilaa ugu dambaysta adkaysta kaasaa badbaadi doona. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Wana idinneba̱nayin kuli maga e̱gya daradisa, ilowse ki staẖmila tan iyo gadal ya fakanaya. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub13 Aniga daraadey ayuuna qof walba idiin nici doonaa, laakiin kan illaa dhamaadka adkeysta ayaa badbaadi doona. Viz kapitola |