Markos 12:33 - Kitaabka Quduuska Ah33 In laga jeclaado qalbiga oo dhan, iyo caqliga oo dhan, iyo nafta oo dhan, iyo xoogga oo dhan, iyo in deriska loo jeclaado sida nafta, taasaa ka sii wanaagsan allabaryo la wada gubo iyo allabaryo kale oo dhanba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 In laga jeclaado qalbiga oo dhan, iyo caqliga oo dhan, iyo nafta oo dhan, iyo xoogga oo dhan, iyo in deriska loo jeclaado sida nafta, taasaa ka sii wanaagsan allabaryo la wada gubo iyo allabaryo kale oo dhanba. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)33 in luguje̱lado ghalbigo ḋan iyo garashado ḋan iyo nafto ḋan iyo ẖogo ḋan iyo in loje̱lado jiranka sidi naftadha, waẖay kaweyn tahay kafarado ḋan iyo dhabiẖ. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub33 Inaad ka jeclaato qalbigaaga, caqligaaga iyo xooggaaga oo dhan, iyo waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida aad adigu isku jeceshahay taas ayaa kasii wanaagsan allabariyo la gubo iyo allabariyo kale.” Viz kapitola |