Markos 12:32 - Kitaabka Quduuska Ah32 Waxaa culimmada mid ka mid ahu ku yidhi, Sida runta ah, Macallimow, si wanaagsan baad u hadashay markaad tidhi, Isagu waa mid keliya, oo mid kalena ma jiro isaga ma ahaane. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Waxaa culimada mid ka mid ahu ku yidhi, Sida runta ah, Macallimow, si wanaagsan baad u hadashay markaad tidhi, Isagu waa mid keliya, oo mid kalena ma jiro isaga ma ahaane. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)32 Ki fartayaghan waẖu kuyiri: Wa run maa̱lin, sifia̱n bad uhadashey inu Ilahey midko yahay, mid kale ma jiro asaga mahine, Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub32 Markaas ayaa ninkii ugu jawaabay, “Macalinow waad saxantahay markaad tiri Illaahey waa hal mid kalana ma jirto. Viz kapitola |