Markos 11:9 - Kitaabka Quduuska Ah9 Kuwii hor socday iyo kuwii daba socdayba way qayliyeen oo yidhaahdeen, Hoosanna, waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanayo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Kuwii hor socday iyo kuwii daba socdayba way qayliyeen oo yidhaahdeen, Hoosanna, waxaa barakaysan kan Rabbiga magiciisa ku imanayo. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Kuwi horeyen iyo kuwi rae̱n way ghayliyen, waẖay ḋehen: Hosana, wa due̱ysan yahay kan kuimanayo magai̱ Rabi! Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Kuwii ka horeeyay iyo kuwii kale ee ka dambeeyay ayaa ku qaylinayay, “Hoosanna!” “Waxaa barakeysan kan ku imaanaya magaca Rabbiga!” Viz kapitola |