Markos 11:33 - Kitaabka Quduuska Ah33 Markaasay Ciise u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Garan mayno. Ciisena wuxuu ku yidhi, Aniguna idiin sheegi maayo amarka aan waxan ku sameeyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 Markaasay Ciise u jawaabeen oo ku yidhaahdeen, Garan mayno. Ciisena wuxuu ku yidhi, Aniguna idiin sheegi maayo amarka aan waxan ku sameeyo. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)33 Way jawaben, waẖay kuḋehen Yesu: Ma naghan. Yesuna waẖu kuyiri: Anigana idin ma shegayi amar sidee ban kusubiya waẖ ẖan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub33 Kadib waxey Ciise ugu jawaabeen, “Ma garaneyno.” Ciise ayaa yiri, “Aniguna idiin ma sheegi doono awoodda aan waxyaalahan ku sameynayo.” Viz kapitola |