Markos 11:13 - Kitaabka Quduuska Ah13 Meel fog wuxuu ka arkay geed berde ah oo caleen leh. Wuu u yimid inuu haddana wax ka helo. Goortuu u yimid waxba kama uu helin caleemo keliya maahee, waayo, wakhtigii berdaha ma ahayn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Meel fog wuxuu ka arkay geed berde ah oo caleen leh. Wuu u yimid inuu haddana wax ka helo. Goortuu u yimid waxba kama uu helin caleemo keliya maahee, waayo, wakhtigii berdaha ma ahayn. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Waẖu ka arkey mel fog gedki tini oa̱len leh, wa uimadey, waẖ kumahelin a̱len mahee, sababti maehen wakhtigi miraha. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub13 Markaas ayuu meel xoogaa u jirtay ka arkay geed berde ah oo caleemo leh, illaa halkii uu geedka ka taagnaa ayuu tagay si uu u arko inuu leeyahay mirro. Markii uu meeshaas gaarayna wuxuu arkay caleemo kaliya waayo ma eysan ahayn xiliga uu geedku miraha dhalo. Viz kapitola |