Markos 11:1 - Kitaabka Quduuska Ah1 Goortay Yeruusaalem ku soo dhowaadeen, halka Beytfaage iyo Beytaniya, xaggii Buur Saytuun, xertiisii ayuu laba ka diray. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Goortay Yeruusaalem ku soo dhowaadeen, halka Beytfaage iyo Beytaniya, xaggii Buur Saytuun, xertiisii ayuu laba ka diray. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)1 Kolkey kusoḋowaden Yerusalem iyo Betfage iyo Betaniya burti Seytuni agtedha, waẖu kadirey laba asaẖab tisa, waẖu kuyiri: Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub1 Ciise iyo xertiisi markey u soo dhawaadeen Yeruusaalem oo ey yimaadeen Beytfaage iyo Beytaniya buur Saytuun agteeda, ayuu Ciise diray laba ka mid ah xertiisa Viz kapitola |