Markos 10:52 - Kitaabka Quduuska Ah52 Markaasaa Ciise ku yidhi, Soco. Rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Kolkiiba ayuu wax arkay, oo jidka buu la qaaday isaga. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH52 Markaasaa Ciise ku yidhi, Soco. Rumaysadkaaga ayaa ku bogsiiyey. Kolkiiba ayuu wax arkay, oo jidka buu la qaaday isaga. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)52 Yesu waẖu kuyiri: Ka̱ iman kaga kufayobeyey. Marko waẖu heley inu arko, waẖu urae̱y Yesu jidka. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub52 Markaas ayaa Ciise ku yiri ninkii, “Iimaankaaga ayaa ku bogsiiyay.” Isla markiiba waxbuu arkay oo Ciise raacay. Viz kapitola |