Markos 10:45 - Kitaabka Quduuska Ah45 Waayo, Wiilka Aadanahu uma iman in loo adeego laakiin inuu adeego iyo inuu naftiisa dad badan furashadooda u bixiyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH45 Waayo, Wiilka Aadanahu uma iman in loo adeego laakiin inuu adeego iyo inuu naftiisa dad badan furashadooda u bixiyo. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)45 Sababti Wilki Aden umaimanin in loadego, ilowse inu adego iyo inu biẖiyo noloshisa hafurte kuwa badan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub45 Waayo Wiilka Aadanahu uma imaan in loo adeego, laakiin inuu adeego, iyo inuu naftiisa u huro si uu kuwo badan u badbaadiyo.” Viz kapitola |