Markos 10:42 - Kitaabka Quduuska Ah42 Laakiin Ciise baa u yeedhay oo ku yidhi, Idinku waad garanaysaan in kuwa loo malaynayo inay quruumaha madaxdooda yihiin ay u taliyaan, oo kuwooda u waaweynna ay xukun ku leeyihiin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 Laakiin Ciise baa u yeedhay oo ku yidhi, Idinku waad garanaysaan in kuwa loo malaynayo inay quruumaha madaxdooda yihiin ay u taliyaan, oo kuwooda u waaweynna ay xukun ku leeyihiin. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)42 Yesuna wau uyerey, waẖu kuyiri: Wa taghanin, kuwi loogyahay dauladi dadka wa utaliyan, kuwi kawaweyna waẖay kughaban tala korkodha. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub42 Laakiin Ciise ayaa iskugu yeeray oo ku yiri, “Waad garaneysaan sida ey boqorrada dadka aan Yuhuudda ahayn ugu taliyaan dadkooda, iyo sida ey madaxdu dadka si awood ah ugu taliyaan. Viz kapitola |