Markos 10:35 - Kitaabka Quduuska Ah35 Waxaa u yimid Yooxanaa iyo Yacquub oo ahaa wiilashii Sebedi, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waxaannu doonaynaa inaad noo yeeshid wixii aannu weyddiisanno. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Waxaa u yimid Yooxanaa iyo Yacquub oo ahaa wiilashii Sebedi, oo waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, waxaannu doonaynaa inaad noo yeeshid wixii aannu weyddiisanno. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)35 Waẖa uimaden Yaghub iyo Yohana wilashi Sebedayo, waẖay kuḋehen: Maa̱lin waẖan rabna inad noyesho, waẖan katugno ḋan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub35 Kadib Yacquub iyo Yooxanaa wiilashii Sebedi ayaa u yimid Ciise. Waxeyna ku yiraahdeen, “Macalinow, waxaan dooneynaa inaad noo sameysid wax walboo aan kaa codsano.” Viz kapitola |