Markos 10:33 - Kitaabka Quduuska Ah33 oo wuxuu ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem. Wiilka Aadanaha waxaa loo dhiibi doonaa wadaaddada sare iyo culimmada; oo waxay ku xukumi doonaan dhimasho. Waxayna u dhiibi doonaan dadka aan Yuhuudda ahayn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH33 oo wuxuu ku yidhi, Waxaynu ku soconnaa Yeruusaalem. Wiilka Aadanaha waxaa loo dhiibi doonaa wadaaddada sare iyo culimada; oo waxay ku xukumi doonaan dhimasho. Waxayna u dhiibi doonaan dadka aan Yuhuudda ahayn. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)33 Waẖu kuyiri: Firiya, waẖan usoo̱na tan iyo Yerusalem, Wilki Aden wa lobiẖinaya wadadahi waweyna iyo kuwi fartayaghan, ayakana waẖay kuẖukumayin ḋimasha, waẖayna ugeynayan kafiryalka, Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub33 Wuxuu yiri, “Waxaan u soconaa Yeruusaalem, Wiilka Aadanahana waxaa loo gacangelin doonaa gudoomiyayaasha wadaaddada iyo macalimiinta sharciga Muuse. Waxey ku xukumi doonaan dil waxaana loo dhiibi doonaa dadka aan Yuhuudda ahayn, Viz kapitola |