Online Bible

- Reklamy -

Markos 1:7 - Kitaabka Quduuska Ah

7 Oo wax buu wacdiyey oo yidhi, Waxaa iga daba imanaya ku iga itaal weyn, kan aanan istaahilin inaan foororsado oo aan yeelmihii kabihiisa furo.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Oo wax buu wacdiyey oo yidhi, Waxaa iga daba imanaya ku iga itaal weyn, kan aanan istaahilin inaan foororsado oo aan yeelmihii kabihiisa furo.

Viz kapitola kopírovat

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

7 Wu wa̱diyey, waẖu yiri: Waẖa imanaya gadasheyda nin oiga ẖog badan; stahil kumaihi inan forarsado onfuro yelmahi kaba hisa.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Wuxuuna dadka ku wacdiyay oo yiri, “Waxaa iga daba imaan doona mid iga awood weyn, kan aanan anigu istaahilin inaan suumanka kabahiisa furo.

Viz kapitola kopírovat

Markos 1:7

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy