Markos 1:34 - Kitaabka Quduuska Ah34 Oo wuxuu bogsiiyey dad badan oo cudurro kala cayncayn ah qabay, dadkana jinniyo badan buu ka saaray, oo uma oggolaanin jinniyadu inay hadlaan, waayo, isagay garanayeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Oo wuxuu bogsiiyey dad badan oo cudurro kala cayncayn ah qabay, dadkana jinniyo badan buu ka saaray, oo uma oggolaanin jinniyadu inay hadlaan, waayo, isagay garanayeen. Viz kapitolaMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)34 Waẖu bogsiyey dad badan obestod uahayen u̱dur e̱yn walba, waẖu eriyey jiniya badan, omanaasan udeynin jiniyada iney hadlan, sababti way ogayen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub34 Ciisana wuxuu bogsiiyay kuwa badan oo cudurro kala duduwan qabay. Dadkana ruuxyo badan oo wasakh leh ayuu ka saaray. Laakiin ruuxyada wasakhda leh wey garanayeen isaga sidaa darteed uma ogolaan iney hadlaan. Viz kapitola |