Luukos 9:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 Markaasaa taliye Herodos maqlay waxa dhacay oo dhan, wuuna shakiyey, waayo, qaar baa yidhi, Yooxanaa ayaa kuwii dhintay ka soo sara kacay, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Markaasaa taliye Herodos maqlay waxa dhacay oo dhan, wuuna shakiyey, waayo, qaar baa yidhi, Yooxanaa ayaa kuwii dhintay ka soo sara kacay, Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Haddaba taliye Herodos goortuu maqlay waxa dhacay aad ayuu uga welwelay. Waayo qaar ayaa dhahayeen Yooxanaa wuxuu kasoo sarakacay dhimashada, Viz kapitola |