Luukos 8:45 - Kitaabka Quduuska Ah45 Markaasaa Ciise yidhi, Yuu yahay kan i taabtay? Markay wada dafireen, Butros iyo kuwa la jiray waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, dadkii badnaa ayaa ku jiidhaya oo ku cidhiidhinaya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH45 Markaasaa Ciise yidhi, Yuu yahay kan i taabtay? Markay wada dafireen, Butros iyo kuwa la jiray waxay ku yidhaahdeen, Macallimow, dadkii badnaa ayaa ku jiidhaya oo ku cidhiidhinaya. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub45 Markaas ayaa Ciise wuxuu yiri, “Yaa i taabtay?” Kuligood markey wada jawaabi waayeen, Butros wuxuu Ciise ku yiri, “Sayidow dadka meeshan wey ku badan yihiin, oo wey iscariirinayaan.” Viz kapitola |