Luukos 8:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Sidaa darteed u fiirsada sidaad u maqlaysaan, waayo, ku alla kii wax haysta waa la siin doonaa, ku alla kii aan waxba haysanse waa laga qaadi doonaa wixii loo maleeyo inuu haysto. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Sidaa darteed u fiirsada sidaad u maqlaysaan, waayo, ku alla kii wax haysta waa la siin doonaa, ku alla kii aan waxba haysanse waa laga qaadi doonaa wixii loo maleeyo inuu haysto. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 Sidaas darteed ka fiirsada sida aad wax u maqashaan. Mid walboo wax haysta waxaa la siin doonaa in ka badan intuu haysto, laakiin kuwa aan waxba haysaninna xitaa waxey u maleeyaan iney heystaanna waa laga qaadi doonaa.” Viz kapitola |